GUDDIGA WAXBARASHADA
DOORASHADA 2024
U Kala Shaandhee Degmo-degmo
Doorashooyinka guddiga dugsiyada ee Minneapolis waxa la qabtaa labadii sanaba mar. Sannadka 2024, degmooyinka 2, 4, 6, iyo hal kursi oo ballaaran ayaa u tartamaya doorashada.
Dhamaan xaafadaha Minneapolis.
Dhammaan dugsiyada hoose, dhexe, iyo sare ee Minneapolis.
Guud ahaan
Kama jawaabin su’aalo weydiinta
Dhammaan dadka degan Minneapolis waxay u codayn karaan musharax weyn, laakiin waxaad sidoo kale u dooran kartaa musharax degmo gaar ah.
Eeg cidda ku qoran warqaddaada codbixinta.
Soo hel goobtaada codbixinta.
SAMEYSO QORSHE