GUDDIGA WAXBARASHADA

DOORASHADA 2024

Baro Musharaxiinta

U Kala Shaandhee Degmo-degmo

Doorashooyinka guddiga dugsiyada ee Minneapolis waxa la qabtaa labadii sanaba mar. Sannadka 2024, degmooyinka 2, 4, 6, iyo hal kursi oo ballaaran ayaa u tartamaya doorashada.

Degmada 6

Dhammaan Calhoun-Isles iyo Koonfur-galbeed, iyo sidoo kale Lyndale.

  • Anthony Middle
  • Armatage Elementary
  • Barton Elementary
  • Burroughs Elementary
  • Justice Page Middle
  • Kenny Elementary
  • Lake Harriet Lower Elementary
  • Lake Harriet Upper Elementary
  • Lyndale Elementary
  • Southwest High
  • Washburn High
  • Windom Elementary

Minneapolis Schools Voices recently published a Q&A with Bergman and Callahan, organized by District 6 neighborhood organizations.

A public forum will be held with Bergman and Callahan on Sept. 23 at Meraki, 100 West 46th Street, from 6-8 p.m.

Degmada 6

Waxaan ugu tartamayaa guddiga dugsiga si aan nidaamkeena dugsiyada dadweynaha ugula xisaabtamo yoolka la sheegay ee ah bixinta waxbarasho tayo sare leh, taasoo kadhan ah cunsuriyadda, dhaqan ahaana ka jawaabaysa oo uu helo arday kasta oo ree Minneapolis ah.

Degmada 6

Waxaan u tartamayaa Guddiga Dugsiga ee Degmada 6aad sababtoo ah waxaan aaminsanahay in arday kasta oo ku dhaqan magaaladeena, iyadoon loo eegin isirka, goobta, iyo/ama dabaqada, uu mudan yahay waxbarasho heersare ah, si wanaagsan loo maalgeliyay, si fududna lagu heli karo.

Kama jawaabin su’aalo weydiinta

Dhammaan dadka degan Minneapolis waxay u codayn karaan musharax weyn, laakiin waxaad sidoo kale u dooran kartaa musharax degmo gaar ah.    •    Eeg cidda ku qoran warqaddaada codbixinta.    •    Soo hel goobtaada codbixinta.

Saamayn Samee

Bulshadeenu waa inay ra'yi ku yeelato go'aamadan saamaynaya ardaydeena, guud ahaan nidaamkeena waxbarasho, iyo magaaladeena. Sannadkan ayaa si gaar ah muhiim u ah, maadaama Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis ay soo dhawaynayaan kormeeraha cusub, Dr. Lisa Sayles Adams, iyadoo ay soo food saartay dhimis miisaaniyadeed oo dhan $110 milyan. $110 million budget deficit.

Codkaga isticmaal xilliga doorashadan si aad mustaqbalka u qaabayso sida Guddiga Dugsiga MPS uu ula shaqeeyo Dr. Sayles-Adams si loo maareeyo oo loo gaadho go'aamo ku saabsan caqabadaha miisaaniyadeed oo adag, oo uu hirgeliyo aragti adag oo ku wajahan degmada.

Ha iloobin inaad codeyso

SAMEYSO QORSHE