Lara
Bergman
Waxaan ugu tartamayaa guddiga dugsiga si aan nidaamkeena dugsiyada dadweynaha ugula xisaabtamo yoolka la sheegay ee ah bixinta waxbarasho tayo sare leh, taasoo kadhan ah cunsuriyadda, dhaqan ahaana ka jawaabaysa oo uu helo arday kasta oo ree Minneapolis ah.