Guddiga Dugsiga Minneapolis ayaa dejinaya hiigsiga degmada iyadoo ku saleysan baahida
bulshada. Go'aamada ay gaadhaan waxay saameeyaan dhammaan dadka degan Minneapolis -
laga bilaabo ardayda iyo qoyska ilaa canshuurta guryaha iyo dayactirka dhismaha.